Dallada Nagaad Ayaa Soo Dhawayn U Samaysay Xildhibaan Ka Tirsan G.Deeganka Shefiled Uu UK

Hargaysa (NAGAAD) Daladda Haweenka ee NAGAAD ayaa casuumad soo dhaweyn ah u samaysay Xildhibaan Kaltuun Baande oo ka tirsan Golaha Deegaanka ee Shefled UK, munaasibadan oo ka dhacday Hotel Hiddo-dhawr ee Magaalada Hargaysa, waxaa ka soo qaybgalay Wasiirka Horumarinta Deegaan Shukri Xaahi Ismaaciil Baandare, Masuuliyiinta Daladda  NAGAAD, iyo marti shraf kale.

Wasiirka Wasaaradda Horumarinta Deegaanka Marwo Shukri  iyo ayaa ugu horayn halkaasi ka jeediyey hadalo ay ku soo dhaweynayaan Xidhibaan Kaltun, Sidoo kale waxaa iyana halkaasi ka hadashay Xildhibaan Kaltuun Baande oo halkaasi ka jeedisay hadalo mahadnaq ah.

Warakan oo muuqaal ah hoos ka daawo.



Leave a Reply