Nagaad oo Casuumad Maamus ah u samaysay Xildhibaano Ka kala tirsan Golayaasha Deegaanka Magaalada Oslo, Norway iyo Magaalada Turku Finland

Hargaysa (NAGAAD) Dalada Haweenka Somliland ee NAGAAD ayaa Casuumad soo dhaweyn ah u samaysay labada Xidhibaan ee kala ah Faadumo Cali Madar oo ka tirsan Xildhibaanada Golaha Deegaanka ee  Magaalada Oslo, Norway, iyo Rooda Cabdilahi Xasan oo ka mida Xildhibaanada Golaha Deegaanka ee Magaalada Turku  Finland laba xidhibaan ayaa booqasho ku jooga Dalka Somaliland.

Munaasibada Casuumada oo ka dhacday Hotel Cali Jirde ayaa waxa ay daarnayd Dalada Haweenka ee NAGAAD oo in badan isku hawsha sidii ay Haweenka dibad iyo gudoba isugu xidhi lahayad islamarkaana loo dhiiri galin  lahaa kuwa guulaysta, ayaa ula jeeday Maamuusid iyo isku xidhka Haweenka.



Leave a Reply