Congratulations

Congratulations to our Chair, Asmahan Abdisalam Hassan for the #Award and appreciation from @Sihanet for her passionate, dedication, hardwork, commitment and support to #Somaliland’s women empowerment and defending their rights for over 30 years.

Dalladda NAGAAD waxa ay hambalyo u diraysaa Guddoomiyaha NAGAAD, Marwo Asmahaan Cabdisalaam Xassan, oo Hy’adda SIHA Network ku guddoonsiisay abaal marin shalay waddan ka Uganda. Marwo Asmahaan waxa ay geed-dheer iyo geed gaaban ba u kortay sidii haweenka Somaliland u heli lahaayeen taageero dhan walba ah, isla markana uga qayb qaadan lahaayeen talada dalka.



Leave a Reply