- November 18, 2019
- Posted by: Nagaad Network
- Category: News & Events

Borame NAGAAD Network-Mr. Saleban Hassan Hadioo, the Mayor of Borame flanked by Representatives of Nagaad Network and UNICEF launched a program called
UP SHIFTING to support local youth entrepreneurial talent and connect them to the local market and beyond, the entrepreneurship competition was announced on the 4 November 2019. by NAGAAD Network Coalition.
The ceremony held in Borame was for the launching of the UP SHIFTING program which will fund startups for 50 youth both Male and Female alike in Awdal region members of Nagaad and UN officials, the Ministry of Labor Coordinator in Awdal region in his speech urged the youth to use this opportunity well.
Borama: Kulankii 2aad Oo Lagu Daah-furay Barnaamij Lagu Maalgelinayo Dhallinyaro soo Bandhigay Figrado Ganacsi
Borama (NAGAAD)- Guddoomiyaha Golaha Deegaanka ahna Maayarka Magaaladda borama Saleebaan Xasan Xadioo ay wehelinayaan Qaar ka mida Masuuliyiinta NAGAAD Network iyo Hay,adda UNICEF, ayaa daah-furtay barnaamij la yidhaahdo UP SHIFTING oo lagu maalgelinayo dhallinyarado ku soo baxay tartan loo galay fursado maalgashi oo ay soo bandhigtay Dalladda Isku-xidhka Nagaan taariikhdu markii ay ahayd 4 November 2019.
Kulanka lagu daah-furay barnaamijka lagu maalgelinayo dhallinyaro tiradoodu dhan tahay 50 qof oo isugu jira gabdho iyo wiilal oo lagu qabtay Caasimadda Gobolka Awdal ee Borama, waxa ka soo qaybgalay xubno ka mida Masuuliyiinta NAGAAD iyo Hay,adda UNICEF, Isuduwaha Wasaaradda Shaqo-gelinta, Arrimaha Bulshada iyo Qoyska ee Gobolka Awdal, waxaanay da’yarta halkaasi uga soo jeediyen weedho dhiiri galin ah iyaga oo ku booriyey in ay fursdaas ka fa’iidaytan.