50 young Entrepreneurs conclude 4 days Startup Training in Awdal region

 

Borame NAGAAD-A four-day training course for 50 young entrepreneurs who were the finalist in UP SHIFTING startups program to support local youth entrepreneurial talent and connect them to the local market and beyond was concluded in the Awdal region of Somaliland to create jobs at Hotel Sow in Borame.

The event was attended by Nagaad women umbrella officials and representatives from UNICEF and Borame Youth Job Center, heads of investment and youth-funded enterprises.

Similar training previously took place in Hargeisa and Burao in Togdheer region.

 

50ki 2aad Ee  Dhalinyaro Ah Oo Fursad Maalgalin Ah Oo Ganacsi Loogu Abuuraayo Ka Helay Daladda NAAGAAD Oo Kaashanaysa Hay’adda UNICEF Ayaa Tababar Loo Soo Gabogabeeyay Borame.

Borame (NAGAAD) Maalintii shalay waxa la soo gabo gabeeyey barnaamij muddo afar cisho ah ka socday Hotel Sow ee magaalada Borame, barnaamijkaasi oo ku sabsanaa maalgalin la siinayo 50 dhalinyaro ah oo ka mid ah dhalinyarada Jamhuuriyadda Somaliland, maalgalintaasi oo shaqo abuur loogu samaynayo.

Munaasibada lagu soo xidhayey barnaamijka waxa ka qayb galay masuuliyiinta dallada haweenka ee NAGAAD iyo masuuliyiin ka socday Hay’adda UNICEF iyo Borame Youth Job center, madax ka socotay shirkadaha dhinaca maalgalinta iyo dhalinyarada la maalgalinayo.

 



Leave a Reply