The Third Program for Youth entrepreneurial Startups held in Burao, Togdheer Region

Burao- NAGAAD  Mr. Ismail Ahmed Hayir, the regional coordinator in the ministry of employment, social and family affairs flanked by NAGAAD women umbrella network and representatives of UNICEF jointly launched training course for 50 young entrepreneurs who were the finalist in UP

SHIFTING start-up program in Burao, Togdheer region. The UP SHIFTING start-up program whose aim is to support local youth entrepreneurial talent and connect them to the local market and beyond was in the Togdheer region of Somaliland to create jobs that were launched by NAGAAD on the 4th of November 2019.

 

This group will receive mentoring and training on how to build a commercially viable and scalable technology business. The programincludes mentorship and training provided by domain experts and entrepreneurs. the launch of the program which will benefit 50 youth was held on Togdheer, the capital of Burao, at Hotel City Place, and was attended by Nagaad officials , UNICEF and  investment agencies representatives,  the coordinator of the Ministry of employment, social and family affairs in Togdheer region, urged the  youth take utilize the opportunity well .

 

 

Burco: Kulankii 3aad Oo Lagu Daah-furay Barnaamij Lagu Maalgelinayo Dhallinyaro soo Bandhigay Figrado Ganacsi

 

Burco (NAGAAD) – Isuduwaha Wasaaradda Shaqo-gelinta, Arrimaha Bulshada iyo Qoyska ee Gobolka  Togdheer Ismaaciil Axmed Xayir oo ay wehelinayaan Qaar ka mida Masuuliyiinta Gobolka Togdheer ee  NAGAAD Network iyo Hay,adda UNICEF, ayaa daah-furtay barnaamij la yidhaahdo UP SHIFTING oo lagu maalgelinayo dhallinyarado ku soo baxay tartan loo galay fursado maalgashi oo ay soo bandhigtay Dalladda Isku-xidhka Haweenka ee  NAGAAD  taariikhdu markii ay ahayd 4 November 2019.

 

Kulanka lagu daah-furay barnaamijka lagu maalgelinayo dhallinyaro tiradoodu dhan tahay 50 qof oo isugu jira gabdho iyo wiilal oo lagu qabtay Caasimadda Gobolka Togdheer  ee Burco gaar ahan Hotel City Place, waxa ka soo qaybgalay xubno ka mida Masuuliyiinta NAGAAD ee Gobolkaas iyo Hay’adda UNICEF, Isuduwaha Wasaaradda Shaqo-gelinta, Arrimaha Bulshada iyo Qoyska ee Gobolka Awdal, waxaanay  da’yarta halkaasi uga soo jeediyen weedho dhiiri galin ah iyaga oo ku booriyey  in ay fursdaas ka fa’iidaytan.

 



Leave a Reply