Buro: 5O Youth conclude 4 days of startup training courses sponsored by Nagaad and UNICEF

 

Burao- Mr. Abdi Mahad Isse, the regional sectarty for Togdheer region wrapped up a four-day training program at Hotel City Plaza in Burao, the upshift program that aims to provide funding for 50 young people in the Republic of Somaliland. For making it.

 

The closing event was attended by officials Nagaad women umbrella and UNICEF representatives, corporate sponsors, the ministry of employment, social and family affairs officials.

 

 

50kii 3aad Ee Dhalinyaro Ah Oo Fursad Maalgalin Ah Oo Ganacsi Loogu Abuuraayo Ka Helay Daladda NAAGAAD Oo Kaashanaysa Hay’adda UNICEF Ayaa Tababar Loo Soo Gabogabeeyay Burco.

 

Burco (NAGAAD) Xoghayaha gobolka Togdheer Cabdi Mahad Ciise ayaa  soo gabo gabeeyey barnaamij muddo afar cisho ah ka socday Hotel City Plaza ee magaalada Burco, barnaamijkaasi oo ku sabsanaa maalgalin la siinayo 50 dhalinyaro ah oo ka mid ah dhalinyarada Jamhuuriyadda Somaliland, maalgalintaasi oo shaqo abuur loogu samaynayo.

Munaasibada lagu soo xidhayey barnaamijka waxa ka qayb galay masuuliyiinta dallada haweenka ee NAGAAD iyo masuuliyiin ka socday Hay’adda UNICEF iyo , madax ka socotay shirkadaha dhinaca maalgalinta, Isuduwayaasha Wasaaraddaha Arimah Bulshada Qoyska iyo Shaqo Galinta, Ganacsiga iyo dhalinyarada la maalgalinayo.

 



Leave a Reply