Minister of Social Affairs and Nagaad Network host luncheon for visiting Djiboutian Minister

Minister of Employment, Social and Family Affairs Hon Hinda Jama Hirsi and representative of Nagaad Women’s Network hosted a luncheon  for the visiting Djiboutian Minister of Women and Family Affairs Hon Moumuna Houmed Hassan and her entourage  at the Hido-Dhawr Hotel in Hargeisa,

At the well-organized event , the visiting Djiboutian delegation were thrilled by Hido-Dhawr musicians who sung traditional Somali folk songs known as “Sitaarka” based on culture, Love and nationalism.

 

Among those, the present at the event were the Minister of Employment, Social and Family Affairs, assistant minister of livestock and fisheries, the ambassadors of Somaliland and Djibouti, Nagaad officials and other dignitaries.

During the event, the Minister of Family and Social Affairs Minister Hinda Jama Hirsi and the Hon Yurub, assistant minister of livestock and fisheries welcomed the visiting Djiboutian Minister of Women and Family Affairs Hon Moumuna Houmed Hassan and her entourage.

The Minister of Women and Family, Madam Hamad Hassan, thanked the Somaliland officials and Nagaad for the Hospitality, and at the same time she said would deliver a congratulatory message from the women of Somaliland,  to the Djiboutian First Lady Khadra Mohamud Xayd.

Wasiiradda Haweenka Iyo Qoyska Ee Dalka Jabuuti Oo Soodhaweyn Loogu Sameeyay Magaaladda Hargaysa

Hargaysa (NAGAAD) Wasiiradda Wasaaradda Shaqo Galinta Qoyska iyo Arimaha bulshada Marwo Hinda Jaamac Xirsi oo kaashanaysa Daladda Haweenka ee NAGAAD ayaa munaasibad soo dhaweyn ah ugu samaysay Hudheelka Hido-dhawr ee Magaaladda Hargaysa, Wafti ka socda Dalka Jabuuti oo ay hogaaminayso Wasiiradda Haweenka iyo Qoyska Marwo Muumina Xaamd Xasan.

 

Munasibadaasi oo ahayd mid si heer sare ah loo soo Agaasimy waxaa Waftiga ay Haweenka Reer Somaliland ku soo dhaweeyeen,  Heesaha sitaatka haweenku dhaqanka u leeyihiin sidoo kale  fanaaniinta Hido-dhawr oo iyaguna Waftiga ku qaabilay Heeso ka hadlaaya dhaqanka, Jacaylka iyo Wadaniyada, waxaana ka qayb galay kulankan , Wasiiradda Wasaaradda Shaqo Galinta Qoyska iyo Arimaha bulshada Somaliland, Wasiiradda Haweenka iyo Qoyska ee Jabuuti, Wasiir Kukuxigeenka Wasaaradda Xanaanada Xoolaha, Safiiradda labada wadan ee u kala Fadhiya Somaliland iyo Jabuuti, Masuuliyiinta Dalada Haweenka ee Nagaad iyo Martisharf iyo Masuuliyiin kale.

Munaasibadan waxaa hadalo isugu jira soo dhaweyn iyo mahadnaq ka jeediyey, Wasiiradda Wasaaraddaha Shaqo Galinta Qoyska iyo Arimaha bulshada ee Somaliland, iyo Wasiiradda Haweenka iyo Qoyska, ee Jabuuti iyo sidoo kale Wasiir kuxigeenadda Wasaaradda Xanaanadda Xoolaha iyo Kaluumaysiga JSL Sfariiradda labada Dal u kala fadhiya Caasimadaha Jabuuti iyo Hargaysa, Wasiiradda Haweenka iyo Qoyska Marwo Muumina Xaamd Xasan, waxa ay xustay in ay fariin salaam ah uga  sido Haweenka Somaliland, Marwadda 1aad ee Madaxweynaha Jabuuti Marwo Khadra Maxamud Xayd.

 



Leave a Reply