Somaliland: Nagaad and Ministry of Justice provide health services to female prisoners in Gabiley Prison

A delegation led by Ms. Nafisa Yusuf Mohamed, the executive director of Nagaad Women Umbrella, and Mr. Mualid Dahir, the director of prisons department in the Ministry of Justice and Ms. Amal Mohamed, of the Ministry of Health, visited March 12 , 2020 the Gabiley Women prison in a bid to inspect the health status of prisoners’ population and access to health services during incarceration at the prison.

The officials during the visit were accompanied by doctors from the National Women Doctors Association examined the prisoner’s health status.

 

Ms. Amal Mohamed, speaking on behalf of the Ministry of Health said, “Our findings should constitute a starting point for further research in order to introduce more effective interventions aiming at meeting prisoners’ health needs.

She added, “Prisoners’ health status, access to health services and satisfaction associated with the quality of the provided healthcare are issues that have drawn our attention and we shall continue to monitor and provide treatment in the future.

Nagaad Women Umbrella has on several occasion provided inmates with medicine and other essential kits to inmates in the prison. Nagaad also handed over five goats to the prison official for prisoners.

Masuuliyiin Ka kala Socda Daladda Isku Xidhka Haweenka Ee NAGAAD Network Iyo Wasaaraddaha Cadaaladda Iyo Caafimaadka  Ayaa Booqasho Ku Tegay Xabsiga Gabilay.

 

 

Gabilay-NAGAAD – Wafti ka kala socda NAGAAD iyo  Wasaaraddaha Cadaaladda iyo Caafimaadka,  ayaa gaadhay Xabsiga Gabiley  March 12 , 2020, Agaasimaha Fulinta NAGAAD Nafiisa Yusuf Maxamed oo ay wehelinayaan Agaasimaha Xabsiyada ee Wasaaradda Cadaaladda Mawliid Daahir Cali iyo Amaal Maxamed oo ah Sarkaalad ka tirsan Wasaaradda Caafimaadka ayaa  Gaadhsiiy dumarka ku xidhan Xabsigaasi dhakhaatiir  caafimaad si loo ogaado xaaladda caafimaad ee Dumarka ,Daladda Haweenka ee NAGAAD oo hore daawooyin iyo deeqo kale u gaadhsiin jirtay dumarka ku xidhan xabsigaasi, ayaa doorkan ka codsatay     Ururka Dhakhaatiirta Haweenku inay wax ka ogaadaan xaalada caafimaad ee dumarkaasi, waxana raacay dhakhaatiir ka tirsan Ururkaas, Hay’adda NAGAAD waxa kale oo ay halkaasi geysay 5 Neef oo Adhi ah, deeqdan ayey Daladdu ugu talo gashay in looqalo maxaabiista.

 

Kulanka hawshaasi  oo ka dhacay  gudaha Xabsiga Gabiley waxay sheegen masuuliyiintani baadhitaanka caafimaadka Dumarkaas kadib in loogu laabandoono mar kale  wixii daawo ay dhakhaatiirtu u qorto iyo wixii kale ee loogudaraayaba in loogeeyo, ugu horayn waaxaa halkaa  ka hadlashy  Agaasimaha Fulinta NAGAAD Nafiisa Yuusuf Maxamed oo faahfaahisay muhiimadda ay leedahay in la ogaado xaaladda caafimaad ee dumarka ku jira xabsigaasi,:-

Xubin ka tirsan URURKa Dhakhaatiirta ee Haweenka Dr: Suhayr Xasan Axmed ayaa Iyana halkaa ka hadshay, waxaanay  tidhi:-

Sarkaalad ka tirsan Wasaaradda Caafimaadka Amaal Maxamed ayaa Iyana waxay tidhi:-

Dhakhtarka Xabsiga Haweenka ee Gabiley Dr: C/fataax mursal ayaa isna sheegay muhimad` leedahay hawshan ay isku soo dubariday NAGAAD, waxaanu yidhi:-

Taliyaha Xabsiga Haweenka ee Gabiley Kabtan Maxamed Xaji Ibraahim ayaa Daladda NAGAAD ku booriyey deeqaha isdabajooga ah ee ay keento Xabsiga, waxaanu yidhi:-

Agaasimaha Xabsiyadda ee Wasaaradda Cadaaladda Mawliid Daahir Cali oo gabogabadii halkaasi ka hadlay ayaa Daladda NAGAAD bogaadiyey, Ganacsatada iyo Dadka kale gacan siinaya dumarkaasba baaq u diray



Leave a Reply