Somaliland: Nagaad launches National Women’s Campaign Initiative

Hargeisa-Nagaad’s Women umbrella on Thursday launched the Somaliland Women’s Campaign platform which aims to elevate the incredible potential and passion of women activists by providing them access to platforms for them to share their voices and experiences and is synonymous with the largest Women’s Campaign in the world, such as #I Matter, #Women Deliver, #Not Our Story Campaign and other women’s platforms.

The aims of the Women’s Campaign include:

 
  1. Strengthen the participation of women in the governance of the country
  2. Eliminate violence against women
  3. Advocates for women in Somaliland on all aspects of their rights, such as health, education etc.

The Mobilization program was launched at the Nagaad Women headquarters in Hargeisa is meant to ensure that real and lasting change comes out of the Women Deliver campaign.

Ms. Farah Elmi, Nagaad Executive Committee Secretary speaking at the venue said , “We the Women of Somaliland do not belong to any clan and neither tribe, We are partners, allies and supporters from across sectors with opportunities to expand their networks and take part in the cross-issue dialogue, understanding, and collaboration so that advocacy agendas can be better aligned and, and action agendas can be more coherent.

Ms. Nafisa Yusuf Mohamed, Nagaad Executive Director said that the Women Campaign program is a vehicle for action and provides a platform to highlight and recognize the achievements and contributions of extraordinary women who have made a significant difference.

 

Ms. Waris Hussein, a candidate vying for the House of Representatives seat in the upcoming parliamentary and local elections said, “We as Women welcome the new initiative which will advocate for gender equality and the health, rights, and wellbeing of girls and women.

Among the speakers were Fardus Mohamed, a young woman activist, Suad Ibrahim, chairperson of the quota committee for women, Ms. Shukri Hariir,  former deputy minister of information, Ms.  Hodan, a candidate vying for the House of Representatives seat, Ms. Hibo Adam, Women rights activist.

Finally, Ms. Khadra Omar Hassan, the vice-chairperson, said, “Let put our words into actions and which in turn shall bear fruits and ensure that real and lasting change comes out of the Women campaign which we hope shall empower all women.

Ololaha Dumarnimo (Women’s Campaign) oo lagu daahfuray Soomaaliland

 

Hargaysa (NAGAAD) Dalladda isku xidhka haweenka ee NAGAAD ayaa daah-furtay  Ololaha Dumarnimo (Women’s Campaign)  oo ka  turjumaya  awoodda dumarka, waxa uu noqonayaa madal ay ku hadlaan dumarka Soomaaliland kuna soo bandhigaan doonistooda iyo damaca ay ka leeyihiin ka qayb galka horumarka iyo talada dalka, Waxanuu la jaad yahay Ololayaasha  (Women’s Campaign)  ee waawayn oo dunida ka dhaca, sida (#I Matter, #Women Deliver, #Not Our Story Campaign) iyo kuwo kale oo ay haweenku ku muujiyaan cududoodda.

Ujeeddooyinka loo aasaasay Ololaha Dumarnimo (Women’s Campaign) waxa ka mid ah:

  1. Xoojinta ka qaybgalka haweenka ee talada dalka
  2. In la dabar jaro tacadiyada ka dhanka ah haweenka
  3. Waxa loogu qareemi doonaa haweenka Somaliland dhinac kasta oo xuquuqahooda ah, sida caafimaadka, waxbarashada IWM.

Madashan oo lagu daahfuray Xarunta ay Dallada isku xidhka haweenka ee NAGAAD ku leedahay Magaaladda Hargaysa ee Caasimadda Soomaaliland, waxa ay noqon doontaa madal u furan dhammaan haween waynaha iyo hablaha reer Soomaaliland, kuna soo bandhigaan barnaamijyo waafi ah.

Farax Cilmi, Xoghayaha Guddiga  Sare ee NAGAAD. ayaa furtay shirka, waxaanay tidhi:- “qabiil ma nihin qollo ma nihin inagu waxaynu rabnaa bal bah dumarnimo hadaynu nahay in aynu is xaal waraysano”

Waxa kulankaasi faahfaahin ka bixisay ujeedkiisa, Agaasimaha fulinta NAGAAD Nafiisa Yuusuf Maxamed, oo tidhi:- “Dumarnimo waxa weeye (Campaign) lagu muujinaayo awooda iyo waxqabadka haweenka reer Soomaaliland, waa madal la doonaayo inay dumarku, ku soo ban dhigaan, kaga hadlaan, wax qabadkooda iyo wax tarkooda”

 Waris Xuseen , Musharaxad Golaha wakiillada, oo Iyana halkaasi ka hadashay ayaa soo dhaweysay baarmaamikaan waxaanay  tidhi:- “ program-kan dumarnimo ee umbrella-du daadihinayso kolay anagu waanu soo dhaweynaynaa oo dumarkiibaanu nahay”.

Waxa kale oo iyaguna halkaasi ka hadlay oo tilmamay faaiiddada uu leeyahay kulankani, Farduus Maxamed, Gabadh dhalinyar oo u dhaqdhaqaaqda arrimaha haweemka, Sucaad Ibraahim, guddoomiyaha gudida raadinta kootada haweenka, Shukri Xariir oo ah Wasiir ku xigeen hore uga  tirsanayd xukuumada, Hodan oo ah Murashaxad u sharaxan Golaha wakiiladda, Hibo Aadam oo Gabadh u dhaqdhaqaaqda arrimaha haweemka.

Ugu danbayn waxaa kulankaasi soo gunaanaday Guddoomiye kuxigeenka NAGAAD Khadra Cumar Xasan oo tidhi:- “ ha ahaato kalmadani kalmad inaga goan, oo inaga wadnaheena ku wareegaysa oo dhiigeena raacday ha noqoto si aynu hadhawto uga midho  dhalino, waa in aynu ka dhaadhicinaa in aynu dumarni is garabtaagno, oo ay dumarnimo ku shaqayso”.



Leave a Reply