NAGAAD NETWORK Provided Gabliey’s A Covid19 Equipment Include Medicine

NAGAAD NETWORK delivered to Gabiley women’s prison medicine. The medicine was prescribed by female doctors who visited the prison with Nagaad to check the general well-being of the inmates.  In addition, NAGAAD Network also provided Gabliey’s  women correctional facility protective equipment include,  face mask, gloves, hand wash to help prevent the spread of Covi-19 . Both the equipment was officially received by the prison officials.

Dalladda Isku Xidhka Haweenka Ee NAGAAD Ayaa Deeq Daawooyin Iyo Agabka Ka-Hortaga Cudurka COVID 19 Gaadhsiisay Jeelka Gabiley

Gabiley –NAGAAD NETWORK ayaa gaadhsiisay Xabsiga Magaaladda Gabiiley daawoyin ay Dhatiir dhawaan booqtay u qoreen dumarka ku xidhan jeelkaasi oo ay caafimaadkooda baadheen, sidoo kale waxaa  dhamaan NAGAAD gaadhsiisay maxaabiista halka ku xidhan Agabka ka hortaga Xanuunka COVID 19 ka, kuwaas oo ka kooban Waji-xidhashadii (Face Mask) gloves-kii iyo Shanbooyadii faraxalka, agabkan ayaa waxaa la wareegay masuuliyiinta xabsigaasi si ay ugu qaybiyaan maxaabiista.



Leave a Reply