Nagaad Call for the Implementation women representation quota in Parliament and Local Government

Hargeisa – Nagaad Women’s Coalition in Maroodi Jeh region have issued a statement urging the Legislature to pass the quota of women seats in Parliament and Local Councils.

At the meeting held on the 30/06/2020, members discussed the implementation of the allocation of seats in Parliament and Local Government for Women, which the Government and the Cabinet have forwarded to the Legislative and Senate.

Women have proven to be the most vulnerable people in Somaliland as 60% of the population, so there is no representation of women in the broader community yet they make up the majority of the population.

 

Now that the Government and its Cabinet have approved and passed the 22% quota of women to the Legislature to fulfill their mandate, we are asking both Houses of Parliament to approve the law.

We are also asking the three national parties to fulfill the 30% quota of women in their previous agreements with Somaliland women.

Finally, we expect you to be able to honor our demands putting into context the role of women in society, as well the addressing matters relating to women.

 

Baaq Meelmarinta Qoondadii Haweenka Ee Kuraasta Baarlamaanka Iyo Golayaasha Deeganka

Hargaysa-Dallada Isku Xidhka Haweenka ee NAGAAD oo ku hadlaysa afka haweenka gobolka maroodijeex  ayaa soo saartay baaq ay kaga dalbanayaan Golayaasha Sharcidajinta in ay meel mariyaan qoondadii haweenka ee kuraasta Baarlamaanka iyo Golayaasha Deeganka, waxaanu u dhignaa warsaxaafadeedkoodu sidan:-

War-saxaafadeed

 

Kulankan Shikeena waxaynu maanta ku filaaqaynay oo aynu kaga doodnay sidii loo meel marin lahaa Qoondada kuraasta Golayaasha Baarlamaanka iyo Dawladdaha Hoose

ee Haweenka oo ay Xukuumadda iyo Golaheeda Wasiiraddu hore ugu gudbiyeen Golayaasha sharci dajinta ee Wakiiiladda iyo Guurtida.

 

Waxay kulankan iyo kulamo ka horeeyayba ku iftiiiminay in ay dumarku yihiin Dadka ugu nugul ugana badan Dadweynaha reer Soomaaliland iyagoo ah  60% oo ay iygu  yihiin kuwa codeeya, sidaa darteed ma jiraan cid metasha haweenka oo ka turjubta baahiyahooda balaadhan maadaaama ay yiihiin bulshadda inta ugu badan.

Hadaba maadama Xukuumadda iyo Golaheeda Wasiiraddu ansixiyeen oo ay gudbiyeen Qoodo Haween oo 22 % ah una gudbiyeen Golayaashha sharcidajinta si ay uga gutaan waajibaadkooda ah in la ansixiyo, Waxaanu ka codsanaynaa labada aqal ee Baarlamaanka in qoondada Haweeenka la ansixiyo.

 sidoo kale  sadexda xisbi Qaran waxaanu ka codsnaynaa in  ay fuliyaan balan qaadkii 30% Qoondada Haweenka ee ay hore ula galeen haweenweynaha Reer Soomaaliland.

Ugu danbayntii waxaanu idinka rajaynaynaa inaad na karaamayndoontaan oo aad dumarka sharfidoontaan  idinka oo eegaya kaalinta ay bulshada kaga jiraan, , iyo sidoo kale baahida loo qabo talo soo jeedinta Haweenka ee arimaha Haweenka u gaarka ah.

 

Allaa Mahad leh

 

Baaqani Waxa Uu Ka Soo Baxay Haweenweynaha Gobolka Maroodiijeex, Oo Ay Afkooda Ku Hadlayso Daladda Issku Xidhka Haweenka Ee NAGAAD

 



Leave a Reply